opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Ajaanib lagu haystay Mudug oo lasii daayey +Sawirro +Video

skjermbilde
FacebookTwitterGoogle+Share

Shaqale AJaanib ah oo Gaarayey 26 qof, oo Mudda Afar Sano ah Afduub ah loogu haystay deegaano ka tirsan Gobolka Mudug, ayaa lagu guuleystay in laga sii daayo Kooxo Burcadbeeeda, kuwasi oo la sheegay inay ku sii daayeen lacag madax furasho oo la siiyay.

Shaqaalahan ayaa waxaa horey u Geeriyooday Sadex kamid ah, waxaana laga dhoofiyey Garoonka Diyaaradaha ee Gaalkacyo, Iyadoona loo qaaday magaalada Nairobi ee dalka Kenya, Halkaasi oo ay uga sii gudbi doonaan dalalka ay kasoo Jeedaan.

Mid kamid ah Shaqaalaha lasii daayey ayaa Cabiray Dareenkiisa Xiligii uu Diyaarada Fuulayey, Wuxuuna sheegay inuu aad ugu Farax san yahay inuu dib ula Midoobi doono Qoyskiisa, oo wax badan Ilmeeyay.

1 2 3 4 5 6 7 8 9

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook