opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Akhriso magacyada & Beelaha ay kasoo jeedaan xubnaha Puntland ee Aqalka Sare

index
FacebookTwitterGoogle+Share

Baarlamaanka Puntland ayaa soo gaba gabeeyay doorashada xubnaha Aqalka Sare u matalaya Maamulka Puntland iyagoona doortay 11 Xubnood ee Aqalka sare.

Xubnahaan la doortay ayaa waxaa ka mid ah 3-Dumar iyadoo inta kale ay yihiin rag.

Halkaan ka Akhriso Xubnaha Akhalka Sare ee Garowe lagu doortay:

1: Shukri Aadan Maxamed: Beesha Cumar Maxamuud

2: Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke: Beesha Cismaan Maxamuud

3: Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Farole: Beesha Ciise Maxamuud

4:Hodon Maxamuud Cismaan: Beesha Dhulbahante
5: Cabdisalaan Xaaji Maxamuud Dheere Beesha Dhulbahante

6: Cabdirisaaq Xassan Cismaan Juurile: Beesha Deshiishle

7: Maxamuud Axmed Maxamuud Beesha: Cali Saleebaan

8: Bootaan Bare Samatar: Beesha Jambeel

9: Mahad Daahir Sheekh Nuur: Beesha Yuusuf Daarood (Awrtable)

10: Farxaan Cali Xusseen: Beesha Tenaada Daarood (Leelkase)

11: Siciido Xassan Cismaan: Beesha Warsengeli

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook