opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Akhriso Magacyada: Xildhibaanada Maamulka Hirshabelle

hirshabeele
FacebookTwitterGoogle+Share

Waxaa shalay gelinkii dambe lagu dhaariyey magaalada Jowhar ee gobolka Sh/dhexe inta badan xildhibaanada cusub ee ka mid noqonaya maamulka Hirshabelle.

Xildhibaanada oo ay soo xuleen waxgaradka beelaha gobolada Hiiraan iyo Sh/dhexe ayaa wixii hadda ka dambeeya la wareegay shirka maamul u sameynta labada gobol, iyagoo dooran doona gudoomiyahooda, kadibna guda geli doona doorashada madaxweynaha maamulkaasi

1-Cabdkarin Maxamed Diiriye.
2-Axmed Cabdi Faarax.
3-Daahir Muqtaar Cabdulle
4-Cabdshakur cali cumar
5-Axmed cabdi cali
6-Cali xaaji cabdulle Isgoow
7-Maxamuud Xuseen Maxamed
8-Bashiir xaaji bedel maxamed
9-Cabdraxmaan cabdi Idle kheyre
10-Cabdullahi Cabdi Afrax
11-Ibraahim Muuse Mahad
12-Duwane Faarax Cali
13-Cabdraxmaan maxamed Guure
14-Maxamed Yuusuf Colow
15-Cabdfatax Cabdqaadir Caddow
16-C/qani Cabdullaahi Hilowle
17-Xasan Maxamed Ibraahim
18-Khaliif Muumin Tooxow
19-Maxamed Colaad Cabdi.
20-Ismaacil Cabdi Qaasim
21-Sacdiyo Cabdulahi Maxamed
22-Faarax Maxamed Cismaan Xasan
23-Cabdsalaan Gacal Caddow
24-C/qaadir Abuukar Maxamed
25-Maxamed Ibraahim Cali Cabdulle
26-Cali Shiikh Maxamed Axmed.
27-Cabdi Xuseen Geedi Cumar
28-Cismaan Cabdulaahi Dhoore
29-Maxamed Cabdalla Cali
30-Cabdullaahi Maxamed Caddow Dhicisow
31-Ismaaciil Muumin Hilowle,
32-Ibraahim Maxamed Dadow Cali
33-Geelle Isaaq Warsame.
34-Cartan Muxumad Nuur.
35-Sharm’arke Xasan Axmed.
36-Maxamed Cabdi Cali.
37-Cali Xuseen Maxamed.
38-Maxamed Cabdkarin Maxamed
39-Cismaan Barre Muxumad
40-C/rashid Cabdxakin Warsame.
41-Cabdiweli Shiikh Cali.
42-Mahad Xasan Cismaan.
43-Nuur Xaashi Warsame.
44-Maxamed Xuseen Yuusuf.
45-Abuukar Ibraahin Rashiid.
46-Maxamed Axmed Faarax.
47-Cali CIsmaan Ibraahim
48-Maxamed Ibraahin Xuseen.
49-Cabdi Diiriye Farey.
50-Cumar Maxamed Cumar.
51-Cabdullahi Cosoble Barre.
52-Maxamed Digaale Cabdullaahi.
53-C/dir Faarax Axmed.
54-Cabdkarin Cali Nuur.
55-Iidle Siyaad Shiikh Khalif
56-Axmed Bariise Xeydar.
57-Aadan Macalin Cali Cumar.
59-Maxamuud Shiikh Cali Salaad.
60-Maxamuud Siyaad Barqadle.
61-Cabdqaadir Cismaan Cabdsalaan
62-Abuukar Xasan Abuukar.
63-Maxamed Cabdulle Maxamuud.
64-Yuusuf Axmed Yalaxow.
65-Maxamed Shiikh Axmed Cabdi.
66-Abuukar Xasan Cali.
67-Duniyo Daahir Dhicisow.
68-Shiikh Axmed Cumar Libi.
69-Kariim Ibraahim Axmed
70-Xasan Maxamed Axmed

Waxaa jira xildhibaano yar oo ka mid ah kuwii shalay la dhaariyey oo magacyadooda aanan weli helin iyo qaar aan weli la dhaarin, dib ayaana magacyadooda idinkaga soo sheegi doonaa insha ALLAAH.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook