opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

AMISOM oo Madaafiic ku garaacday Gobolka Sh/Hoose iyo Khasaaro ka dhashay+COD

images
FacebookTwitterGoogle+Share

Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa duqeyn xalay ciidanka AMISOM ay u geysteen tuulo ku dhow deegaanka Jannaale ee gobolka Shabeelaha Hoose.

Sida ay dadka deegaanka ay sheegeen ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa ku dhuftay 2 hoobiye tuulada Abanaana oo hoos timaada deegaanka Jannaale.

Hoobiyeyaasha ayaa lagu soo warmaya in ay ku dhaceen Guryo ay leeyihiin dad shacab ah waxaana ku dhintay laba qof sida ay xaqiijiyay dadka deegaanka.

Ciidanka AMISOM wali faahfaahin kama bixin duqeyn la sheegay in ay ka geysteen gobolka Shabeelaha Hoose.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook