opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Antonio Conte” Wax wel wel ah kama qabo hadii laganaaxo Diego Costa

1-66
FacebookTwitterGoogle+Share

Macalinka kooxda kubada cagta Chelsea ee Antonio Conte oo shir Jaraa id qabtay ayaa sheegay in uusan wax wel wel ah ka haynin hadii laganaaxo Xidiga Weerarka uga dheela ee Diego Costa.

Cayaaryahanka dalka Spain ee Diego Costa oo 6 Gool u dhaliyey kooxdiisa Xili Cayaareedkaan ayaa sidoo kale qaatay 4 Jaale waxaana laga Cabsi qabaa in uu Jaalaha 5 aad qaato Kulanka Sabtiga ay ladheelayaan Naadiga Leicester City.

Diego Costa ayaa hadii lasiiyo Jaale Waxa uu ka maqnaan doonaa Cayaarta adag ee Chelsea Manchester United waxaana Taageerayaasha Chelsea aad uga Cabsi qabaan in uu seego kulankaas adag balse Macalinkiisa ayaa sheegaya in uusan kala jecleyn hadii laganaaxo.

dhanka kale Macalinka Chelsea ayaa Cadeeyey in uu soo laabtay daafaciisa dalka England ee John Terry kaas oo dhaawac mudo dheer uga maqnaa kooxdiisa aad ayaana loo tebay Maqnaashihiisa.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook