opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Axmed Calin Fiqi oo Aamaan kala duldhacay Cabdi Qeybdiid +Cod

FacebookTwitterGoogle+Share

Axmed Calin Fiqi Ayaa ka Hadlay Xaalada Dalka Somalia Gaar Ahaan Arinta Galmudug oo Dhawaan Doorashooyin ka Dhaceen,

Axmed ayaa ka Hadlay Arinta kasoo Yeertay Qaramada Midoobe ee ku Aadan Musharixiin kasoo Muuqday Xubnaha Aqalka Sare ee Maamulada kuwaasi oo Walaac laga Muujiyay,

Axmed Calin Fiqi Ayaa Sheegay in Arintaasi ay Tahay Mid Qalad ah isla markana Loo Baahneen in Qaramada Midoobe Fara Gashato Rabitaanka Dadka Somaliyed.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook