opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Axmed Madoobe iyo Guddiga Doorashada oo isku dhagan

FacebookTwitterGoogle+Share

Waxaa soo shaac baxay khilaaf ka dhex taagan Guddiga dadban iyo maamulka Jubbaland oo ku saabsan arrimah doorashada.

Khilaafkan ayaa salka ku haya arrinta qoondada haweenka oo Jubaland ay ka gaabisay, isla markaana aan weli isbedel ku sameynin liiskii lagu celiyay.

Maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa fuliyay dalabkii Guddiga iyo Beesha caalamka, waxayna wararku sheegayaan in madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaan uu gebi ahaanba ka horjeedo qoondada iyo kuraasta sida gaarka ah loogu qorayo haweenka.

Guddiga Doorashada dadban ayaa war-saxaafadeed ay shalay soo saareen ka dalbaday Maamulka Jubbaland inay isbedel ku sameeyaan liiska musharixiiinta Aqalka sare si degdeg ah.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook