opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Barcelona oo dirqi kaga badisay Granada +Sawiro

3
FacebookTwitterGoogle+Share

Kooxda Kubada Cagta Barcelon ayaa dirqoi kaga badisay Naadiga Xiligaan ugu Hooseeya kooxaha Horyaalka Spain ee Granada kadib markii ay kaga badiyeen 1-0.

Barcelona ayaa aad u dhibtootey in ay Goolal ka dhaliyaan Kooxdaan waxaana qaybta Hore lagu kala Nastay bareejo 0-0 ah laakiin 3 daqiiqo markii lacayaarayey ayaa waxaa Goolka agoonka ah u dhaliyey Xidiga dalka Spain ee Rafinha kaas oo ahaa kiisii shanaad ee Xili Cayaareedkaan uu u dhaliyo kooxdiisa.

Barcelona oo u Safraysa Manchester City ayaan soo bandhigin Cayaar lajecleystey Waxaana Fursado qaali ahaa ka lumiyey Xidigaha Luis Suarez iyo Lionel Messi kuwaas oo Xanaaq kala baxay Garoonka.

Qaabkii Cayaarta

Barcelona (4-3-3): Ter Stegen, Rafinha, Umtiti, Mascherano, Digne, S Roberto, Rakitic, Denis (Gomes 71), Suarez (Alcacer 83), Messi, Neymar

Unused subs: Cillessen, Sergio Busquets, Alena, Nili, Marlon

Goal: Rafinha 48

Granada (5-4-1): Ochoa, Cuenca, Vezo, Lomban (c), Saunier, Silva, Carcela-Gonzalez, Jon Toral (Samper 76), Uche Henry Agbo, Pereira (Boga 60), Kravets

Unused subs: Oier, Tito, Samper, Barral, Atzili, Angban

Booked: Silva, Toral, Lomban

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook