opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Beesha Gaaljecel oo diiday Hiraan State +Cod

lates3
FacebookTwitterGoogle+Share

Siyaasadaha Is diidan Ee Soomaaliya ka Jira waxay xitaa ay sameeyeen oo inay Beelaha Soomaaliyeed ku lug yeeshaan Talada ay noqotay,Xiqdi iyo Colaadna ay is geliyaan.

Waxa Beel ka mid ah kuwa Deggan Gobollada Hiiraan iyo Sh/Dhexe ay sheegeen in aysan sanduleys ogolaan doonin Shirka B/weyne oo ay u arkaan mid duminaya Jiritaanka Soomaalida Qaarkood.
Shirka B/weyne ayaa ah mid la doonayo in lagu yagleeyo Maamul loogu magac daray Hiiraan State kaasi oo la sheegay in uu sax yahay midka Jowharna ay Dad gaar ah Wataan.

Waxgarad iyo Odayaal kasoo jeeda Labada Gobol oo hadda jooga Jowhar waxay sheegeen inaysan ku qancin Shirka B.weyne oo ay beel gaar ah Xukunka Dalka iyo Beel Ahaanta iyagu isla rabaan ayna diidan yihiin.

Wareysi laga qaaday Waxgaradka Beeshaasi waxay ku goodiyeen in ay Soomaalinimada ka baxayaan hadii aan la helin isbadel Beel ay sheegeen inay awooda isku koobtay Gobolka Hiiraan.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook