opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Beesha Leelkase oo ka Carootay bahdilaaddii Cabdi Weli Gaas

FacebookTwitterGoogle+Share

Beesha Leelkase oo ka mid ah beelaha dega Puntland ayaa si aad uga uga dhiidhisay bahdilaaddii uu ku sameeyey madaxweynaha Puntland Cabdi Weli Gaas.

Gaas ayaa beeshaas hal xubin oo kaliya ka siiyey aqalka sare ee baarlamanka, inkasta oo xaqiiqda ay tahay inay si weyn u degaan deegaanada Puntland.

Caddaalad darrada Gaas ayaa gaartay inuu beeshiisa aqalka sare ka siiyo lix xubnood, ayada oo beelaha qaarna aysan waxba helin.

Wararkii ugu dambeeyey ee ayaa sheegaya inay socdaan shirar hoose oo beeshaas ay leedahay, lana filayo in go’aan lagu gaaro.

Go’aanada la filan karo waxaa ka mid ah in beeshaas ay ka baxdo Puntland, taas oo dhabar jab weyn ku noqon doonta Puntland oo markii horeba laba gobol iyo bar kaliya ka koobneyd.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook