opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Beesha Mareexaan Iyo Axmed Madoobe Oo Madaxa Iskula Jira

axmed-madoobe
FacebookTwitterGoogle+Share

Xaalad cakiran ayaa laga soo sheegayaa magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose, kadib markii hoggaamiyaha maamulkaasi Axmed Maxamed Islaam Madoobe iyo xubno kale oo beesha Mareexaan ah ay madaxa isla galeen.

Axmed Madoobe ayaa la sheegay in meesha uu ka saaray xubnoaqalka sare oo beesha Mareexaan ah, kadib markii uu ku beddaley xubno kale oo isla beeshaas ah balse isaga taageera.

Waxgaradka beesha Mareexaan ayaa sheegay in marnaba aaney u dulqaadan doonin arrintaasi, islamarkaana ay doonayaan oo kaliya in wixii ay keensadeen loo socodsiiyo, ama tartanka la geliyo.

Madoobe ayaa u sheegay ineysan beesha Mareexaan is waalin, islamarkaana wixii uu isaga uu doonayo oo kaliya meesha ka soconayaan waa sida uu hadalka u dhigaye.

Inkastoo hadda xubnahan uu gudbiyey Axmed Madoobe, shalayna ay khudbeeyeen ayaa cabsida jirta waxay tahay in xaaladda ay si kale isku bedasho, beesha Mareexaanna ay go’aan cusub ka qaadato Jubbaland.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook