opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Beesha Meheri Dega Ee Puntland oo bayaan Culus soo saartay (AKHRI)

bayaan
FacebookTwitterGoogle+Share

Halkan ka Akhri Bayaan ka soo baxay Jalliyadda Beesha Meheriga UK oo ku aadan Cadaalad darro ay kala kulmeen Maamulka Puntland.

Ku: Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaliya Michael Keating Mog- Somalia

Ku: Wakiilka IGAD ee Soomaaliya – Moadishu Somalia

Ku: Safiirka Safaaradda Mareeykanka – Mogadishu Somalia

Ku: Wakiilka Ururka Europe Soomaaliya – Mogadishu Somalia

Ku: Madaxweynaha DFS Xasan Shiikh Maxmuud – Mogadishu Somalia

Og: Gudoomoyaha Gudiga Doorshooyinka Dadban Heerka Federaalka Mogadishu Somalia.

Og: Madaxweynaha Maamul Goboleed Puntland- Cabdiwali Maxamed Cali Gaas -Garowe- Soomaaliya.

Og: Madasha Hogaanka Qaranka – Soomaaliya

Tixraac wareegtada sumadeedu tahay MW/DPD/300/2016 ee taariikhdeedu ahayd 8 Oktoober 2016, kuna soo baxday xafiiska madaxweynaha maamul goboleedka puntland mudane Cabdiwali Maxamed Cali Gaas kuna saabsaneyd magaaabid xubnaha aqalka sare u galaya maamul goboleedka puntland.

Annagoo ah Jaaliyadda Beesha Meheriga ee dalka Ingiriiska waxaan halkaan ku soo gudbinaynaa bayaan aanu kaga soo horjeedno hanaanka khaldan ee loo maray soo xulistii xubnaha aqalka sare ee Puntland. Waxaa wax lala yaabo ah in la yiraahdo kursigii beesha shanaad ee la rabay in ay ku tartamaan 2 ama 3 musharax oo beesha 5aad ah waxaa ku tartamaya 2 qof oo beelaha kale ah iyo 1 beesha shanaad ah.

Jaalliyaddu markii ay araktay si fiicana uga fiirsataay dhacdadaas khaldan waxay ka qaadatay mawqif mideysan, ayadoo u arkeysa in arrinkaas yahay mid meel ka dhac weyn ku ah karaamada iyo jiritaanka beesha meheri ayna tahay dulmi cad. Beesha meheri ma ahan markii ugu horeysay oo Puntland looga sameeyo cadaalad daro, dulmi iyo xurmo la’aan baahsan. ” السعال الحمل لا يمكن إخفائها “cid qarin karta aysan jirin.

Haddaba hadii aanu nahay Jaalliyada Beesha Meheriga ee UK, waxaan cod dheer oo aan gabasho lahayn ku canbaareynaynaa sida meel ka dhaca ah ee maamulka puntland ula dhaqmaayo Beesha meheriga oo ka mid beelaha aan hubaysneyen ahna beel taariikh dheer ku leh deegaanada puntland iyo dhammaan soomaaliweyn dhexdeeda kuna caan baxday xadaarad, ilbaxnimo iyo daris wanaag.

Waxaanu ka codsaneynaa dhammaanma dawladda federaalka iyo wakiilada ay arrinkaan khuseeyso in ay wax kaqabtaan cabashada Beesha Meheriga ee Puntland. Anagoo xusuusinayna madasha hogaanka qaranka in la tixgaliyo wixii lagu heshiiyay lana dhawro qoondayntii Haweenka iyo beesha shanaad.

Liiska Magacyadda:

Cabdulqadir jaamac Faarax
Maxamed Cabdi Xasan
Cabdi-noor Xasan Faarax
Dahir Xaashi Warsame
Cabdixamiid Cumar Cali Muse
Maxamuud Caydaruus Gure
Cabdicasiis Jaamac Faarax
Yasin Haji Muse
Noor Caydaruus Guure
Libaan Cali Faarax (Oorowe)
Cabdixakiim Saciid Muuse
Maxamed Axmed Faarax Wayrax
Axmed Yaasiin Cali Baarshiid
Cabdullaahi Cabdi Maxamed (Dhagacade)
Cabdirashiid axmed Xineeyste
Axmed Cartan dirir
Abdisalaam Garaar
Yasin Hassan Hassan
Said Hassan Jama
Suleymaan Maxamed Axmed
Burhan Caydaruus Guure
Yamani Cabdulkadir Guure
Cabdiqani Khaliif Karshe
Maxamed Sh Cali Cabdulle
Burhan Sh Cali Cabdulle
Cabdiwahaab Axmed Xasan
Cabdullahi Yasin Cali
Cabdirisaaq Jaamac Faarax
Abshir Noor Xasan
Diiriye Noor Xasan
Ismaaciil Noor Xasan
Cabdisamad Xaashi Cumar
Galaal Cabdiqani Xersi
Cusmaan Xasan Cabdi
Cabdirashid Maxamed Cali Boos
Cabdiwali Macalin Daahir
Cabdullahi Muuse Ku-dheg
Mustaf Cumar Yare
Faarax Cali Faarax (Oorow)
Faysal Cabdullahi Gamboon
Maxamed Cabdullahi Xaashi
Axmed Xuseen Xasan
Toogo Cabdullahi Gamboon
Maxamed Maxamuud Cali Geelle
Maxamuud Cali Yuusuf
Cabdinasir Bile Salaad
Maxamed Hersi Baarleex
Cabdulwali xaaji Saciid
Cabdulqadir Said Aw Faarax
Jamaal Cabdi kaafi Maxamed
Libaan Maxamed Axmed
Asad Cali Ibraahim
Warsame Maxamed Cilmi
Cabdiwaxid Maxamed Cilmi

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook