opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Booliska Maraykanka oo soo Bandhigay Muuqaalka Ninkii Baangadda ku Weeraray Airoport-ka New Orleans +Sawirro +VIDEO

FacebookTwitterGoogle+Share

Maxkamadda magaalada New Orleas ee dalka Maraykanka ayaa fasaxday in la baahinkaro muuqaal laga duubay weerar uu nin 63-jir ah uu dabayaaqadii sanadkii hore ka gaystay garoonka diyaaradana ee magaalada New Orleans ee dalka Maraykanka.

Ninkan weerarka gaystay oo magaciisa lagu sheegay Richard White ayaa halmar baangad kala soo baxay bac uu watay, waxaana kadib uu weerar ku qaaday dad ku jiray saf oo lagu baarayay boorsooyinkooda.

Richard White ayaa waxaa markii danbe toogtay boolis ku soo baxay qayladii iyo kala orodkii goobtaasi ka dhacday, waxaana uu maalmo kadib u geeriyooday xabadahii uu booliska ku dhuftay.

White ayaa la sheegay inuu xanuunsanaa oo uu hayay cudurka maskaxda ku dhaca, mana jirin baaritan gooni ah oo la xiriira inuu kamid ahaa urur argagixiso ah.

1 2 3 4 5

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook