opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Burcad Badeed Heestay Markab Ganacsi oo La Siiyay Lacag Madax Furasho Ah

FacebookTwitterGoogle+Share

Burcad Badeed Somali ah oo Heystay Markab Lagu Magacaabo Nihaam3 aya la Siiyay Madax Furasho Sida ilo Wareedyo Lagu kalsoon yahay ay inoo Xaqijiiyeen.

Markabkan oo Burcad Badeeda ay Qabsadeen Sanadkii 2012 Ayaa la Sheegaya in la Siiyay Madax Furasho Waxana Markabkaasi Saarna Shaqaale u Badnaa Wadanka Shiinaha iyadoona Markabkaasi uu ahaa Mid Ganacsi

intii Markabka ay Heysteen Burcad Badeeda Waxa Dhintay Qaar Ka Mida Shaqaalahaasi ee adfuubka loo haystay ,Shaqalaha ay ka Koobnaayeen Tiro Ahaan 29 Qofood , Burcad Badeedaasi aya la Siiyay Lacag Madax Furasho oo gaaraysa 3 Milyan oo Dollar.

Shaqalaha Afduuka loo Haystay Aya Waxaa lagu hayay Degano Hoos Taga Gobalka Mudug.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook