opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Caasha Axmed Cabdala oo ka hadashay Boobka P.land ee Xubnaha Aqalka Sare ee Sool, Sanaag +Video

caasha-axmed-cabdala
FacebookTwitterGoogle+Share

Caasha Axmed Cabdala oo Xilala kala duwan kasoo qaybtay Dawlada Soomaaliya oo maanta warbaahinta kula hadashay magaalada Muqdisho ayaa ka hadashay Sida maamulka Puntland usoo Xulay Xubnaha Aqalka Sare, waxayna sheegtay in Gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn Xubnahoodii la dhacay.

Waxay sheegtay in Goboladaasi horey looga dhigay Dhul lagu muran san yahay, oo ay isku haystaan laba maamul, Waxayna Xustay in Xubnaha Madasha la baxay ayna ku Jirin dad metala Gobolada Waqooyi ee Soomaaliya, Waxayna ugu danbayntii Dawlada Soomaaliya ugu Baaqay inay Soo Celiyaan Xubnahaasi, Hadii kalana ay qaadan doonaan go’aan kale.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook