opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Caasha Geelle Diiriye oo si la yaab leh u sharaxday Dagaalka Puntland iyo Galmudug ee Gaalkacyo +Video

dsc001411
FacebookTwitterGoogle+Share

Caasha Geelle Diiriye oo Xilal kala duwan horey uga soo qabatay Dawlada soomaaliya iyo maamulka Puntland, Kana soo jeeda magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug, ayaa sharaxaad ka bixisay dagaalada ka socda magaalada Gaalkacyo ee u dhexeeya maamulada Puntland iyo Galmudug.

Caasha ayaa waxay sheegtay in dagaalkan uu ka Weji duwan yahay dagaaladii dhici jiray, Waxayna sheegtay in laga leeyahay Ujeedooyin siyaasadeed, waxayna sheegtay inayna ahayn dagaaladii caadiga ahaa, Iyadoona ay Dhimashadiisu yartay, sidoo kalana magaalada uu ka baxsan yahay.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook