opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Cabdi Iley oo la sheegay inuu hurinayo Dagaalka Gaalkacyo +Cod

cabdi-iley
FacebookTwitterGoogle+Share

Wejiyo Kala duwan ayaa loo yeelayaa Dagaalka Soo jiitamaya Ee Ka Socda Magaalada Gaalkacyo oo Waxyeelo Hantiyeed iyo Mid Nafeed intuba geysanaya.

Galmudug iyo Puntland oo Ood Wadaag dhinaca Maamulka Ah ayaa waxay hadda yihiin kuwo sidii Labo Waddan oo kale Kaarayaal isku Adeegsanaya Cadaawada ay isku qabaan marka loo Eego.

Suldaan Cabdi Jaamac Godod oo loo yaqaano Suldaan Qaamuus kana mid ah Salaadiinta Kasoo jeeda Gobolka Mudug ayaa waxa uu ka hadlay Colaada Gaalkacyo.

Waxa uu Itoobiya ku Dhaleeceeyey inay sii Hurineyso Colaada Gaalkacyo islamarkaana dad dano gaar ah ay u adeegsaneyso Dagaalkaasi,si gaar ahna u magac dhabay Madaxweynaha Puntland C/weli Gaas kuna sheegay mid Nabad aan rabin.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook