Cabdi Tahliil Warsame oo 4 Sano lagu Ilaaway Muqdisho +Video

Waxaa magaalada Muqdisho Dhowrkii Sano ee lasoo dhaafay ku Xanuunsanaa Fanaankii waynee Cabdi Tahliil Warsame, Iyadoona aanu Bulshada soomaaliyeed ka helin Garabkii uu uga baahnaa, Waxaana Halka uu ku sugan yahay ku Booqday Abwaan Guure iyo C.maalik Coldoon oo kamid ah Ololaha Kaalmee-Kuwan.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook