opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Cabdi waal oo Kashifay Cida ka dambeysa Dagaalka Gaalkacyo +Cod

cabdi-nuure-siyaad
FacebookTwitterGoogle+Share

Cabdi Nuurre Siyaad ayaa ka warbixiyay dagaalada ku soo noq noqday magaalada Gaalkacyo oo u dhexeeya maamulada Galmudug iyo Puntalad.

Cabdi Nuurre Siyaad ayaa sheegay in dagaalada aan kala joogsiga lahayn, ee ka jira Magaalada Gaalkacyo ay ka danbeeyaan Waddamo Shisheeye iyo Kooxo Soomaali ah oo u shaqeya Dalalkaasi.

Cabdi Nuurre waxa uu carabka ku dhuftay in dadka ku wada dhaqan magaalada Gaalkacyo ay yihiin shacab is jecel, isku af, dhaqan iyo diin ah balse kooxo u shaqeeya dad cadaw ku ah jiritaanka ummada Soomaaliyeed ay colaad ka dhex u hurinayaan sida uu hadalka u dhigay.

Cabdi Waal waxa uu sheegay in uu xiriir la sameeyay Odayaal, Waxgarad iyo Siyaasiyiin ka soo kala jeeda dhinayada ku dagaalamaya magaalada Gaalkacyo kuwaas oo uu kala hadlay in ay ku baxaan islamarkaana ay isku taagaan sidii ay wax uga qaban lahaayeen dhibaatooyin ka aloosan halkaasi.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook