opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Cabdirisaaq Jurile oo ku guulaystay kursiga Aqalka sare ee Puntland

FacebookTwitterGoogle+Share

Cabdirisaaq Jurile ayaa ku guuleystay kursiga asadexaad ee xubnaha Puntland ku metelaya aqalka sare.
Jurile ayaa ka guuleystay musharaxii la tartamayey oo aheyd haweeneyda la yiraahdo Hodan Ismaaciil.

Kursiga koowaad ee xubnaha aqalka sare u metelaya Puntland ayaa waxaa ku guuleystay raisul wasaaraha Somalia Cumar C/rashiid oo ka adkaaday haweeney la tartameysay.

C/raxmaan Faroole ayaa ku guueystay kursiga labaad ee xubnaha Puntland uga mid noqonaya aqalka sare.

Baarlamanka Puntland ayaa weli waxaa ka socodaa doorashada xubnaha aqalka sare oo ay ku tartamayaan 29 xubnood oo laga rabo iney ka soo baxaan 11 xubnood.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook