opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Cabdisalaan Xaaji Maxamuud Dheere oo ku guulaystay xunbinta aqalka sare ee Puntland

cabdisalaan-xaaji-maxamuud-dheere
FacebookTwitterGoogle+Share

Cabdisalaan Xaaji Maxamuud Dheere iyo Faarax Cawad Jaamac ayaa ku tartamay kursiga shanaad ee aqalka sare oo maanta ka dhacay magaalada Garoowe.

Cabdisalaan Xaaji Maxamuud Dheere ayaa ku guulaystay xubinta shanaad ee Baarlamaanka aqalka sare uga mid noqonaya Puntland waxaana uu kaga guulaystay tartanka Faarax Cawad Jaamac.

Cabdisalaan Xaaji Maxamuud Dheere ayaa helay codad gaaraya gaaraya 40 codka Faarax Cawad Jaamac waxaa uu helay 25 cod waxaana natiijada ku dhawaaqay Siciid Jaamac Qoorsheel oo gudoomiyaha guddiga doorasha heer federal ee Puntland.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook