opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Cabdullahi Xuseen (Guudlaawe) oo Kugulaystay Madaxweyne kuxigeenka Hirshabelle +Sawirro

1
FacebookTwitterGoogle+Share

Baarlamaanka Maamulka Hirshabeelle ayaa goordhaw doortay Madaxweyne kuxigeenka uu yeelanayo maamulka Hirshabelle, waxaana xilkan ku tartamayay labo musharax oo kasoo jeeda Gobolka Shabeelaha Dhaxe.

Waxaa codadka dhiibanayay Xildhibaano gaaraya 98-Xildhibaan oo katirsan Baarlamaanka Maamulka Hirshabelle, waxa ayna Xildhibaanadan kala doorteen labada Musharax ee tartmayay ee kala ah Cabdullahi Xuseen (Guudlaawe) iyo Siyaasiga Cali Xasan Taakow.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Hirshabelle ayaa shaaciyay in Doorashada Madaxweyne kuxigeenka uu ku guuleestay Musharax Cabdullahi Xuseen (Guudlaawe) oo helay codad gaaraya 86-cod halka Musharax Cali Xasan Taakow uu helay 10- cod.

Madaxweyne ku xigeenka maamulka Hirshabelle ayaa noqonaya Gudoomiyiii hore ee gobolka Shabeelaha Dhaxe Cabdullahi Xuseen (Guudlaawe) oo horey loo saadaalinayay in uu xilkan ku guuleesan doono.

1 2 3

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook