opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Cali Cabdullaahi Cosoble haday noobilaabatay Halgan Cusub +Cod

cali-cabdullaahi-cosoble
FacebookTwitterGoogle+Share

Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa waxa uu ka hadlay Qorshihiisa Siyaasadeed iyo Qaabka uu doonayo in loo soo dhameystiro Maamulkaasi.

Golaha Wasiirada Ayaa la filayaa in Maamulka Hirshabelle ay dhawaan soo magacaabaan islamar ahaantaana ay noqon doonto mid Shaqo badan ay hortaallo.

Cali Cosoble waxa uu sheegay in Halgan dheer ay ubilaaban doonto lagana rabo Dhamaan in Bulshada iyo Ciidanka ay kawada qeyb qaataan Halgankaasi.

Sikastaba Ahaatee Cali Cabdullaahi Cosoble oo Xalay lagu Doortay Jowhar ayaa sheegay in Halgankaasi uu yahay mid dheer ayna kadib ugudbi doonaan Aqalka Sare Ee Hirshabelle Xubnaha umateli lahaa ay soo xuli doonaan.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook