opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Cali Khaliif oo Muqdisho u duulay Kuna sii jeeda Nairobi & Itoobiya

FacebookTwitterGoogle+Share

Madaxweynaha Khaatumo Mudane Cali Khaliif Galaydh oo ay weheliyaan wufuudii hore ee uu hogaaminayey Wasiirkii hore ee warfaafinta, Boostada iyo Isgaadhsiinta ee dalka Soomaaliya Dr. Cabdelkariim Hassan Jama ayaa u duulay magaalada Muqdisho ka hor inta uusan Madaxweynuhu u sii gudbin Nairobi oo oo isla galabta ka sii aadi doono xarunta Midowga Afriga ee Adis Ababa oo uu kulamo siyaasadeed kula lee yahay dhinacyo badan.

Wararku waxay sheegayaan in waftiga Dr Galaydh ay casuumaad rasmi ah ka heleen dawladda dalkaasi Ethiopia, Waxaana Halkaasi lagu wadaa inuu kulamo kala duwan kula qaato Xubno Beesha Caalamka ka tirsan.

Dawladda Ethiopia waxay horey u casuuntay madaxweynaha maamulka Somaliland Ahmed Siilaanyo, oo halkaas beryahan ku sugnaa.

Madaxweyne Cali Khaliif ayaa ka hadlay socdaalkiisa ayaa warbaahinta u sheegay ujeedka socdaalkiisa iyo inta uu qaadan doono.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook