opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Carabeey “ Galmudug iyo Kooxaha Burcad Badeeda Meel maku wada noolaan karaan” +Cod

FacebookTwitterGoogle+Share

Madaxweyne Ku Xigeenka Maamulka Galmudug Maxamed cabdi Xaashi carabeey ayaa sheegay in Maamulkooda uu si adag ula dagaalamayo Kooxaha burcad badeeda ee ku sugan deegaanada Galmudug.

Waxa uu sidoo kale sheegay in aysan aqbali doonin in Galmudug deegaanadeeda ay ku sii sugnaadaan Kooxaha burcad badeeda , isla markaana ay soo afjari doonaan.

Waxa uu sidoo kale sheegay in dad badan oo Ajnabi oo afduub ahaan ay u heysteen Kooxaha Burcad badeeda iney ka soo badbaadiyeen.

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook