opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Casumaad ku socota dhamaan umadda Soomaaliyeed ee dagan Norway+Video

FacebookTwitterGoogle+Share

Waxaan ku casuumeynaa BROOR DIIQ loo sameynayo askarta iyo shacabkii lagu xasuuqay Magaalada Galkacyo Ee Dowlad Goboleedka Galmudug 28.09.2016
Dhamaan walaalaha Soomaaliyeed waxan leenahay ka soo qeyb gal wacan.
Waxaana lagu qaban doonaa Bostada Grønland Korkeeda
Taariikhda: Maalinta Axada 09.10.2016

Saacada: 16.00 – 19:00

Cinwaanka: Olafiagangen 3, 0188 Oslo

Kala xiriir: + 4795124038

Mahadsantihiin

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook