opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Christian Benteke oo Record Cusub oo Cajiib ah u dhigay Kubada Cagta Caalamka+Video +Sawiro

1
FacebookTwitterGoogle+Share

Weeraryahanka Xulka dalka Belgiumka Christian Benteke ayaa Record Cusub u dhigay Cayaaraha aduunka kadib markii uu dhaliyey Goolkii ugu dhaqsiyaha badnaa ee ladhaliyo Taariikhda Gaar ahaan kulamada Koobka aduunka.

Christian Benteke oo dalkiisa u dhaliyey Sadexleey kulankii ay 6-0 ku Garaaceen dalka yar ee Gibraltar ayaa loo diiwaan gelin doonaa in uu dhaliyey Goolkii ugu dhaqsiyaha badnaa Taariikhda koobka aduunka Markii uu 7 Sekin oo kaliya Gool ku dhaliyey,

Qaabkii Cayaarta

Gibraltar: Ibrahim, Wiseman, Ryan Casciaro, Roy Chipolina, Joseph Chipolina, Garcia, Bosio (Payas 46), Walker (Bardon 81), Olivero, Kyle Casciaro (Yome 86), Lee Casciaro.

Subs Not Used: Perez, Rodriguez, Barnett, Montovio, Priestley, Coombes, Gulling, Robba.

Booked: Joseph Chipolina.

Belgium: Courtois, Alderweireld, Ciman, Vertonghen, Meunier, Witsel, Defour, Carrasco (Chadli 53), Mertens (Mirallas 64), Benteke (Batshuayi 81), Eden Hazard.

Subs Not Used: Mignolet, Lombaerts, Kabasele, Thorgan Hazard, Romelu Lukaku, Origi, Tielemans, Pocognoli, Sels.

Goals: Benteke 1, Witsel 19, Benteke 43, Mertens 51, Benteke 56, Eden Hazard 79.

Ref: Pawel Raczkowski (Poland).

1 2 3 4 5 7 8 9

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook