Ciidamada Itoobiya oo kacararay Degaanka Ceel-cali Ee Gobolka Hiiraan

Ciidamada Dowladda Itoobiya iyo kuwa Soomaaliya ayaa Saaka iskaga baxay Degaanka Ceel-cali Ee Gobolka Hiiraan,halkaas oo Mudo aad u dheer ay Fariisin ku lahaayeen.

Ciidamada Itoobiyaanka ah iyo kuwa Dowladda Soomaaliya ayaa u dhaqaaqay dhanka Magaalada Baledweyne,waxaana Degaanka Ceel-cali Xalay lagu garaacay Madaafiic ay ku Weerareen Al-shabaab.

Degaanka Ceel-cali ayaa Dhanka Galbeed Magaalada Baledweyne uga beegan 70 KM.

Illaa hadda lama Oga Sababta Ciidamada Itoobiya iyo kuwa Dowladda Federaalka Soomaaliya ay uga baxeen Degaanka Ceel-cali Ee Gobolka Hiiraan.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook