opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Ciidamo Hubeysan oo la wareegay Bangiga Waqoyiga Gaalkacyo

1
FacebookTwitterGoogle+Share

Ciidamo ka tirsan Maamulka Puntland ayaa la wareegay Xarunta Bangiga dhexe ee maamulka Puntland, waxaana ay diideen in ay dadka ka soo agdhawaadaan.

Ciidamada ayaa la sheegayaa in ay ka gadood sanyihiin mushaar li’ heysatay muddo 8bilood ah.

Ciidamada ayaa xiray Waddooyinka soo gala Bangiga ilaa Garoonka Diyaarada C/llahi yuusuf ee Gaalkacyo,waxaana ay hakad geliyeen shaqadii Bandhiga.

Dhowr bilood ka hor Ciidan ka tirsan Puntland ayaa sidan oo kale qabsaday Bangiga dhexe ee Maamulkaasi ee ku yaalla Garoowe inkasta oo markii dambe laga saaray.

Ciidamadan qabsaday Bangiga Gaalkacyo ayaa mushaar li’ida ka sokow waxaa ay ka cabanayaan daryeel la’aan .iyaga oo sheegaya in Ciidamada qaar ee ku dhaawacmay dagaallada uu maamulkaasi galay aysan helin daryeel caafimaad oo ku filan.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook