opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

C/kariin Guuleed oo shaaciyay heshiis ay Mareykanka iyo Galmudug ka gaareen duqeyntii Jeexdin

FacebookTwitterGoogle+Share

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa dib uga laabtay Magaalada Cadaado kadib markii uu Muqdisho kula kulmay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Stephen Schwartz.

Madaxweyne Guuleed oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Kulan dhexmaray Galmudug iyo Dowladda Mareykanka oo ka dhacay Magaalada Muqdisho uu Guul ku soo dhamaaday islamarkaana Mareykanka iyo Galmudug ay Heshiis ka gaareen Duqeyntii lagu dilay Ciidamada Galmudug ee ka dhacday Bishii hore ee September Bariga Gobolka Mudug.

Wallow Madaxweyne Guulleed uu san shaacin waxa uu yahay Heshiiska dhex maray Mareykanka iyo Galmudug ayaa hadana Warar aan helnay waxay sheegayaan in Mareykanku bixinayo magdhowga askartii lagu dilay duqeyntii degaanka Jeexdin.

safiirka-us-7

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook