opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

C/raxmaan Shiikh Maxamed Faroole oo ku guuleystay doorashada xubnaha aqalka sare

FacebookTwitterGoogle+Share

Madaxweynihii hore ee Puntland C/raxmaan Shiikh Maxamed Faroole ayaa ku guuleystay kursiga labaad ee xubnaha Puntland ku metelaya aqalka sare.

Faroole ayaa ka guuleystay musharaxii la tartamayey ee Cabdi Mahdi.

Kursiga koowaad ee xubnaha aqalka sare u metelaya Puntland ayaa waxaa ku guuleystay raisul wasaaraha Somalia Cumar C/rashiid oo ka adkaaday haweeney la tartameysay.

Baarlamanka Puntland ayaa weli waxaa ka socodaa doorashada xubnaha aqalka sare oo ay ku tartamayaan 29 xubnood oo laga rabo iney ka soo baxaan 11 xubnood.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook