opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Cumar C/rashiid oo gaaray Magaalada Garoowe

img_8502
FacebookTwitterGoogle+Share

Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goor dhow gaaray Magaalada Garowe ee Caasimadda Maamulka Puntland.

Wafdiga uu hogaaminayay Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha Magaalada Garoowe ku soo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Puntland, Dhalinyaro iyo xubno kale.

Safarka Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya uu ku tagay Magaalada Garoowe ee Caasimada Maamulka Puntland ayaa lagu sheegay in ay tahay dhexdhaxaadinta maamulada Puntland iyo Galmudug.

Amaanka Magaalada Garoowe ayaa aad loo adkeeyay, waxaana wadooyinka qaar la soo dhoobay Ciidamo aad u fara badan.

Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa kulanka kadib safar ugu ambabaxay dalka itoobiya.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook