opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Cumar C/rashiid oo Hadda gaaray Cadaado +Cod+Sawirro

5
FacebookTwitterGoogle+Share

War hadda naga soo gaaray Magaalada Cadaado ayaa sheegaya in R/wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Cumar C/rashiid uu gaaray Magaalada Cadaado.

Ujeedada Safarka R/wasaaraha ayaa ku qotoma sidii xal looga gaari lahaa Xiisadaha Dagaal ee u dhexeeya Magaalada Galmudug iyo Puntland.

R/wasaaraha ayaa waxa halkaasi ku soo dhoweeyey Madaxweynaha Maamulka Galmudug iyagoona kawada hadlay Xiisada Magaalada Gaalkacyo.

Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa R/wasaaraha u sheegay inay Galmudug diyaar u tahay wax waliba oo lagu xalinayo Dagaalada.

Gaalkacyo ayaa waxa weli ka taagan Xiisada Dagaal ee u dhexeysa Maamulada Galmudug iyo Puntland waxana Maanta halkaasi gaaray Gurmadyo kala duwan iyadoo laga Cabsi qabo inuu halkaasi dib uga Qarxo Dagaal Culus.

 

5 43 61 2 7

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook