opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

C/xasan Cawaale Qeybdiid oo sifudud Kuhelay Aqalka Sare +Sawirro

1
FacebookTwitterGoogle+Share

C/xasan Cawaale Qeybdiid ayaa si lama filaan ah ugu guuleystay Kursiga aqalka sare ee kaga soo aadey beeshiisa kadib doorasho socota Galmudug.

Shaqsigii la tartamayey Qeybdiid ayaa ku dhowaaqay inuu tanaasulay, waxaana Qeybdiid dood la’aan, muran la’aan iyo sidoo kale waqti lumis dhammaaday uu u helay codka.

Doorashada xubnaha aqalka sare waa ay ka socotaa Cadaado. doorashada wareeggii Koowaad Kursiga beesha Saleebaan waxaana ku guuleystay Abshir Bukhaari oo ah siyaasi dhallinyaro ah, islamarkaana aad loo taageero.

a1 a2 a4 a5

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook