opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Daacish Oo qabsatay Qandala ee Gobolka Bari ee Puntland

4
FacebookTwitterGoogle+Share

Wararka naga soo gaaraya gobolka Bari ayaa waxay sheegayaan in dagaalyahanno ka tirsan Kooxda Daacish ay la wareegeen deegaanka Qandala ee gobolkaasi.

Dagaalyahannadan oo aad u hubeysan ayaa markii ay deegaankaasi qabsadeen waxay hawada ka saareen Isgaarsiintii, waxaana sidoo kale ay la wareegeen xarumaha muhiimka ah ee deegaanka.

Ma jirto warar intaa ka dheer oo halkaasi ka imaanaya, hase ahaatee saraakiil ciidan oo Puntland ah ayaa wardoon.net uxaqiijiyey in saacadaha soo aadan ay halkaasi ku bixi doonaan.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook