opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Daawo Ninkii ugu hadalka xumaa ee kahadla Hirshabeele +Video

skjermbilde
FacebookTwitterGoogle+Share

Musharaxa u tartamayay xilka madaxweye ku xigeenka maamulka Hirshabeelle ayaa khudbad cajiib ah ka jeediyay madashii shirka.

Cali Xasan Taakow ayaa tartanka xilka madaxweyne ku xigeenka u taagnaa ayaa sheegay in looga guuleystay inuusan isagu wax lacag ah siinin xildhibaanada, inkastoo aanay lacag la’aan heynin.

“Waxaa leyga guuleystay anigu xildhibaanada lacag ma siin, waxaan fiirinayay tijaabadiina, aad iyo aad u mahadsan tihiin, mushkilada lacag la’aan ma aheyn, lacag waa heystaa” ayuu yiri Cali Xasan.
Arrinta Layaab kaleh oo ee ku dhiiraday Cali Xasan Taakoow ayaa ahayd inuu isla Goobta ku soo bixiyey Lacag Dollar ah Taas oo ka dhigan sida uu yiri inaysan Lacag Laani aysan hayn.

Cali Taakow ayaa helay 10 cod oo qura, halka musharaxa guuleystay Cali Cabdullaahi Xuseen (Guudlaawe) uu helay codad dhan 86 cod.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook