opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Daawo Sawir Gacmeed aad u qosol badan oo laga sameeyay C/raxmaan Faroole

images
FacebookTwitterGoogle+Share

Madaxweynihii hore ee maamulka Puntland C/raxmaan Faroole, ayaa laga sameeyey Sawir Gacmeed aad u qosol badan, kaasi oo wax laga weydiiyay cida ilaalin doonta goortii uu gaaro magaalada Muqdisho isagoo musharax ah.

C/raxmaan Faroole oo uu su’aal weydiiyay shaqsi lagu miisaalay Weriye ayaa waxa uu ku jawaabay Faroole inaanu ku kalsooni qabin ciidamada DFS iyo kuwa AMISOM, balse uu sugayo ciidamada Shiinaha oo amaankiisa sugi doona.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook