opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Dagaal Culus oo Goordhaw ka Bilowday Galbeedka Gaalkacyo

4
FacebookTwitterGoogle+Share

Galbeedka magaalada Gaalkacyo waxaa goor dhow ka billowday dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada Puntland iyo Galmudug, iyadoo madaafiic culus la isku adeegsanayo.

Wararka waxay sheegayaan in dagaalkaan uu si lama filaan ah ku billowday iyadoo xilli galab ah ay tahay, waxayna wararka sheegayaan in dhinacyada dagaallamaya ay isku adeegsadayaan madaafiicda Goobta.

Lama oga khasaaraha ka dhashay dagaalkan, waxaana la maqlayaa rasaasta xooggeeda, iyadoo maalmahan dagaallo ay ka socdeen Gaalkacyo.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook