opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Dagaal Dib Uga Qarxay Maalintii 3aad Gaalkacyo

FacebookTwitterGoogle+Share

Warar barqanimadaan naga soo gaaray Magaalada Gaalkacyo ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu dib uga qarxay Dagaal udhaxeeyo Ciidanka Galmudug iyo kuwa Puntland.

Dagaalka ayaa ah mid Rasaas goos goos la isweydaarsanayo waxaana uu sii murjiyey dadka deggan magaaladaasi.

Waxa ay noqoneysaa Maalintii 3aad uu dagaalka galay xilli Hadal Xanaf leh ay Hawada isku marinayaan weli Mas’uuliyiinta Labada Maamul Ee Puntland iyo Galmudug.

Warar soo baxay ayaa sheegayey in Xalay Gurmad Ciidan ay Labada dhinac ay geeyeen Farumaha Dagaalka Ee Magaalada Gaalkacyo.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook