opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Dagaal markale dib uga qarxay Godinlabe

2
FacebookTwitterGoogle+Share

Wararka inaga soo gaaraya Deegaanka Godinlabe ee Gobolka Galgaduud ayaa waxa ay sheegayaan in hada Dagaal uu ka socdo Deegaankaasi.

Dagaalkan ayaa u dhaxeeya Ciidanka Ahlu-sunna iyo Ciidanka Nabad Sugidda Maamulka Galmudug.

Dadka Deegaanka ayaa Warbaahinta wardoon.net u sheegay in Dagaalka uu yahay mid culus oo la isku adeegsanayo Hubka nuucyadiisa kala duwan, sidoo kalena isgaarsiintii Deegaanka ay maqan tahay.

Dagaalkan ka socda Deegaanka Godinlabe ayaa la sheegay in uu geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo kala gaaray labada dhinac.

Dagaalkan ayaa ku soo aadaya xilli Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed gelinkii dambe ee maanta uu gaaray Deegaankaasi.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook