opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Dagaal u dhaxeeya Galmudug iyo Puntland oo ka socda Gaalkacyo

2
FacebookTwitterGoogle+Share

Warar goor dhaw kusoo dhacay Warbaahinta Wardoon.net ayaa waxay sheegayaan in Gaalkacyo uu ka qarxay Saaka Aroortii Dagaal Xoogan oo warar hordhac ah kasoo baxayaan.

Dagaalka ayaa udhaxeeya Ciidanka Galmudug iyo kuwa Puntland waxaana la isku adeegsanayaa Hubka nuucyadiisa kala duwan.

Waxa uu dagaalka ka socdaa Xaafada Garsoor Ee Magaalada Gaalkacyo iyadoo weli aan la ogaan Karin Khasaaraha inta uu la eg yahay.

Ilaa hadda waxaa Jira Xiisad ka dhalatay Dagaalka oo rasaas kala duwana la isku adeegsanayo.

Dadka deegaanka ayaa bilaabay inay ka barakacaan guryahooda si ay uga bad baadaan Dagaalkaais.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook