opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Dagaal Xoogan oo dib uga Qarxay Gaalkacyo

4
FacebookTwitterGoogle+Share

Wararka inaga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo ayaa waxa ay sheegayaan in hada halkaasi uu ka socdo Dagaal u dhaxeeya Ciidamo kala taabacsan Maamulada Puntland iyo Galmudug.

Dagaalkan ayaa la sheegay in uu ku bilowday kadib markii Maamulka Puntland uu dib u bilaabay Dhismaha Maxjarkii Muranka dhaliyey.

Dagaalkana ayaa la sheegay in labada dhinac ay isku adeegsanayaan Hubka nuucyadiisa kala duwan, sida ay dadka Deegaanka ay sheegayaan.

Dagaal culus oo shalay ka dhacay Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa ku dhintay ilaa 10 qof , waxaana ku dhaawacmay tiro intaasi ka badan.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook