opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Dagaalka Gaalkacyo oo xoogeystay +Sawirro

FacebookTwitterGoogle+Share

iyadoo maanta Lagu balansanaa in ay Odayasha Labada dhinac ay Maraan Goobihii lagu Dagaalamy ee Halkaasi ay isku hor Fadhiyeen Galmudug iyo puntland Galbeedka Magalada Gaalkacoy isla Markna Barnaamijkaasi ay Hormuud ka AHaayeen Odayaasha Labada dhinac ee Galmudug iyo Puntland aya Arintaasi Waxa ka Soo Horjeestay Maamulka Puntland oo Odayaasha Labada dhinac ka Diiday in ay Joojiyaaan Dhismaha Maxjarka oo Dhibaatada ay ka Bilaabatay

Odayaasha Lada Dhinac aya Ka Dalbaday Maamulka Waqooyiga Gaalkacyo ee Puntland in ay Joojiyaan dhismaha Maxjarkaasi si wada hadal loo furo oo xaalada loo qaboojiyo Balse Nasiib daro Waxa soo Baxaya Warar shegaya in Maamulkaasi uu ka Dhago adeegaay Baaqyo kaga imaanaya Gudiga Wada Xajoodka Gaalkacyo ee Tubta Nabada Waxaana Gudigaasi oo ahaa Odayaal iyo Waxgaradka labada dhinac ay hada wajigii 1aad ay ku guul daraysanayan dhismaha maxjarkaasi oo puntland ay diiday in ay joojiso shaqada ay ka wado goobtii lagu dagaalmay.

1 2 3 4 5

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook