opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Dagaalkii Afgooye oo xoogaystay +Madaxtooyada K/Galbeed oo La Qabsaday +COD

FacebookTwitterGoogle+Share

Wararkii ugu dambeeyey Ee Degmada Afgooye ayaa waxay sheegayaan in Dagaal uu weli Ka Socdo Gudaha Degmada Afgooye,Ee Gobolka Sh/Hoose.

Dagaalkaasi ayaa waxa uu yahay mid la isku adeegsanayo Hubka kala duwan waxaana Ciidanka Al Shabaab ay isku sii ballaariyeen Xaafadaha Afgooye.

Wariye Siciid Ra’iis oo kusugan Afgooye ayaa goor dhaweyd xaqiijiyey in Magaalada ay tahay mid Haawaneysa oo dadku guryahooda ku kala xaroodeen.

Dadka deegaanka ayaa Cabsi wadnaha farta ku haya waxaana Xarumo Maamulka K/Galbeed ku lahaa Afgooye la wareegay Ururka Al Shabaab.

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook