opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Dagaalkii Gaalkacyo Oo Xoogeystay

1
FacebookTwitterGoogle+Share

Dagaallka ka socda magaalada Gaalkacyo ayaa lasoo sheegayaa inuu hadda aad u xooggeystay, iyadoo ciidamo badan oo Gurmad ah Labada dhinac u kala tageen.

Dagaalka waxa uu ka soconayaa xaafadda Garsoor ee Galbeedka magaalada Gaalkacyo, iyadoo hub aad u culus ay Labada dhinac isku adeegsanayaan.

Ciidamada Galmudug ayaa la sheegay in gurmad xooggan ay heleen, iyadoo la ogyahay in shalay ay u tageen in ka badan 20 gaari oo nooca dagaalka ah.

Khasaare kala duwan ayaa dagaalkaasi ka dhashay, lamana oga inta khasaarahan uu gaarsiisan yahay xaaladda oo aad u kacsan awgeed.

La soco wixii soo kordha

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook