opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Dagaalkii oo weli Kasocdo Gaalkacyo & Meydad Daadsan Wadada +Cod

images
FacebookTwitterGoogle+Share

Wararkii ugu dambeeyey ee ka imaanaya Magaalada Gaalkacyo ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka socdo weli Dgaaal Culus oo udhaxeeya Ciidanka Puntland iyo Galmudug.

Xaafada Garsoor ayaa dagaalka uu ka dhacayaa kadib Galmudug markii la iska hor istaagay Saldhig ay ka dhisan rabtay Markii Labaadna loo diiday uuna sidaas dagaalka ku qarxay.
Meydad loo maleenayo inay yihiin Ciidankii Dagaalamay ayaa waxa lagu Arkayaa Iminka Waddooyinka Xaafada Garsoor iyadoo Rasaas culus weli dhaceyso.
Ciidamada Puntland oo markii hore soo weeraray ciidanka Galmudug ee ku sugan xaafadda Garsoor ayaa hadda la sheegayaa iney dib uga laabteen halkaasi.

Maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa waxay weli ka hadlin Dagaalkaasi ka Socda Xaafada Garsoor taasi oo la sheegayo in gurmad soo kala gaarayaan Labada dhinac.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook