opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Dastuurka Maamulka Hirshabeelle oo la ansixiyay +Cod

calanka
FacebookTwitterGoogle+Share

Ergada ka qeyb galeysa shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ayaa maanta Ansixiyay dastuurka uu yeelanayo maamulka Hirshabeelle.

Ergada oo ka kooban  202 xubnood, waxaana cod gacan taag ah dastuurka ku ansixiyay 186 xubnood, waxaa ka maamustay 10 xubnood halka inta hartay ay diiday.

Mid ka mid ah Ergooyinka ayaa sheegay in Maanta lagu guuleystay in la ansixiyo dastuurka maamulka Hirshabeelle.

Shirka Ergada Maamul u sameynta Gobolada Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe ayaa shalay  Ergadu waxa ay kaga doodeen qabya qoraalka Dastuurka Dowlad Goboleedka Hiiraan Shabeelaha Dhexe.

 

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook