opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Dawlada Soomaaliya oo Aqbashay in Nin Naag Laga Dhigi karo, Naagtana Nin laga dhigi Karo +Video

FacebookTwitterGoogle+Share

Gabadha waa la Ninayn karaa, Ninkana waa la gabadhayn karaa.’ Kalmadda ‘GENDER’ oo ku qoran Baasaboorka Soomaaliga ah waxay tilmaamaysaa in bulshada Soomaaliyeed aqbashay jiritaanka wax aan ahayn Nin iyo Naag.

Sidoo kale wadamada Suudaan, Uganda, Qatar, Kenya, Sucuudiga, Itoobiya, Yemen, Maraykanka, Imaaraadka Carabata, UK Canada iyo Norwey waxaa ku Qoran dhamaantood ( SEX ) oo ah sida Dabiiciga ah ee Abuurka Alle, Hadaba maxaa Baasaboorka Soomaaliga loogu Qoray GENDER oo ka dhigan sida uu Qofku isku arko iyadoo ay Jiri karaan wax aan Dhedig iyo Lab ahayn. ?

Hadaba arintaasi Diinta Islaamku sidee u aragtaa ? Waxaa arintaasi ka Jawaabaya Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil oo Sharaxaya macnaha GENDER.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook