opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Dhagayso Qof Arkayey Markii Al Shabaab Soo Galayeen Shalay Afgooye

FacebookTwitterGoogle+Share

Waxaa dadka Afgooye ay yihiin kuwo aysan warbaahintu siin intooda badan War marka ay wax ka dhacaan halkaasi si aysan saameyn dambe warkoodaasi ugu yeelan.

Reer Afgooye ayaa ah mid aan jecleyn wararka laga duubo Ee Warbaahinta laga baahiyo waxaana adag in la helo Xog faah faahsan wixii shalay Al Shabaab ka sameeyeen Degmadasi.
Wiil dhalinyaro ah oo kusugnaa meesha weerarka ka bilowday Shalay ayaa ka hadlay wixii uu arkay iyo sida Al Shabaab usoo galeen Degmadaasi.

Goob joogaha oo Amni ahaan Idaacadaha udiideen magaciisa in loo baahiyo ayaa waxa uu sheegay gaari khudaar ku rarnaa mar keliya Ciidanka meel ay kusugnaayeen uu isku miidaamiyey oo Al Shabaabkuna ay kusoo daateen Degmada.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook