opinion

somali links

somali links

FacebookTwitterGoogle+Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

DHEGAYSO: Galmudug oo Guulo ka sheegatay Dagaalka ka Dhacay magaalada Gaalkacyo maanta

FacebookTwitterGoogle+Share

Saraakiisha Ciidamada maamulka Galmudug ayaa Guulo ka sheegtay dagaalka maanta dib uga Bilowday magaalada Gaalkacyo, waxayna sheegeen inay Dagaal kula Wareegeen Qeybo ka mid ah Xaafadaha Waqooyiga Gaalkacyo gaar ahaan inta badan Xaafadda Garosoor,

Sargaal ka tirsan Ciidamada Galmudug ee Dagaalka Hogaaminaya oo lagu Magacaabo Cali Yuusuf Cali ayaa sheegay in Xaafado ka mid ah Waqooyiga Gaalkacyo iyo Goobihii lagu dagaalamay ay Galmudug Gacanta ku hayso, waxaana uu Xusay in Weerarka Maanta ay soo qaadeen Ciidanka Puntland ay iska difaaceen, goobihii ku sugnaayeena ay ka Durkiyeen.
Xalada Gaalkacyo Ayaa Wali kacsan Waxaana Magaalada Ay Noqotay Goob Ciidan oo ay Labada Dhinac Ciidankii iyo Hubkii ugu badnaa Keeneen, iyadoona Dadkii ku harayna ay Hada Door bidayaan in Magalada ay isaga Baxaaan.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook